Boston Islamic Center o lasoo wareegtay Dhulka Masjidka Cusub

Tuesday August 11, 2009 - 23:53:37
0 Comments
4571
Super Admin
Boston Islamic Center ayaa waxay ugu danbayntii lasoo wareegtay dhulkii muda dheer lasugayey ee loogaday Masjidu-Taqwaa. dhulkaan ayaa waxaa uu ka kooban yahay 27,000 ft sq. waxaana uu kuyaalaa center-ka Boston xaafada Roxbury oo udhaw save A-LOT. Address-ka dhulka waxaa uu kuyaalaa 63 PERRIN ST ROXBURY MA.

Wax badan ayaa Walaalaha reer Boston iswaydiyeen lasoo wareega dhulkaan, maanta dhulka gacanteena ayuu kujiraa,  hadaba hadeer waxaa haray in dhulkaas loo wada istaago loona hawl galo sidii loo dhisi lahaa.  sadaqadu markasta way furan tahay.

Hadii aad sadaqo labaxaysid fadlan laxiriir ama tag Masjidka.

Address: 3381 washington st Jamaica Plaine,  Tell:617-5221881 

Hoos Kadaawo Sh. Yusuf iyo Sh. Ahmed Atoor oo saxiixya dhulka

 

Related Items


Leave a comment