Meherkii Edil iyo Darbane

Saturday October 24, 2009 - 04:27:32
0 Comments
3159
Super Admin
Maanta oo taariikhdu tahay October 23, 2009 ayaa waxa ka dhacay magalada Boston ee wadanka maraykanka xaflad nikaax oo si qurux badan loosoo diyaariyay.

Waxaa meeshaas reer cusub loogu dhisay Daahir Abdi Ali iyo Idil Mohamed Abdi Afgaab. Xaflada arooska ayaa waxa ay ka bilaabatay Haalka xafladaha ee Mission Main Community Center abaarihii sedexda duhurnimo. Xaflada ayaa waxa ay ku bilaabatay si ay farxad iyo reynreyni ku dheehantahay waxaana daadihinayay  Abdullahi Mohamed Ritoos, waxa uu xusay xeer dhaqankii wanaagsanaa ee ka dhexayn jiray labada reer ee xididay.

Waxaa sidoo kale halkaan Tahniyad iyo Bogaadin diraya dhammaan Ehelada Qaraabada iyo Asxaabta Reer Boston, waxayna leeyihiin Edil iyo Daahir noqda kuwii isku waara oo kala hela awlaad saalaxa. AAMIIN

Qayta Koowaad ee Sawirada:


Qaybta Labaad ee Sawirada Halkaan kadaawo.

Related Items


Leave a comment