Tacsi

Tacsi ku timid reer Jama dhere iyo Abdi Yusuf
Waxaan ku wargalinayaa dhamaan eheladii, qaraabadii, saaxiibadii iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed meel kasto ay joogaan in maanta magaalada Muqdisho ay ku geeriyootey Allaha u naxariistee marxuumad Faadumo Jaamac Dheere.Waxaan Allaha uga baryeynaa naxariistii jano anagana samir iimaan naga siiyo. Waxaa…
TACSI NAXDIN LEH OO KU TIMID REER JAMA DHERE IYO REER ABDI YUSUF
Waxaan ku wargalinaynaa dhamaan eheladii, qaraabadii, saaxiibadii iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed meel kasto ay joogaan in maanta magaalada Muqdisho ay ku geeriyootey Allaha u naxariistee marxuumad Faadumo Jaamac Dheere.Waxaan Allaha uga baryeynaa naxariistii jano anagana samir iimaan naga siiyo. Waxaa…
"INAA ILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN"
Waxaan halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa xaaskii,caruurtii, dhamaan ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyooday Professor Mohamed Gaani Mohamed oo ku geeriyooday Magaalada Atlanta GA, USA, Shalay oo tariikhdu ahayd Nov 4, 2010.
Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Marxuum Cabdulqaadir Xuseen Faarax
Anigoo ku hadlaaya magaca Qurbo Joogta YD ee ku nool Melbourne, Australia. Waxaan si wada Jira Halakan Tacsi uga direenaa Dhamaan Qoyska Reer Hussein Faarax Meel Kasta oo ay Joogaanba Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Marxuum Cabdulqaadir Xuseen Faarax.Waxaanan Ilaah Uga Baryeenaa Inuu Janadii Fardowsa…
Tacsi Tiraayo Leh: Aabe Xuseen Yusuf Mohamed ( Amxaar
Waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh uga diraynaa dhamaan Qoyska Reer Xuseen Amxaar melkaste oo ay joogaan geeridii kutimid Aabe Xuseen Yusuf Mohamed ( Amxaar) oo ku geeriyooday Magalada Nairobi ee dalka Kenya March 19, 2010.
Tacsi Tiiraanyo Leh: Marxuum Xaaji Maxamuud Cawaale Axmed
Waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh uga diraynaa dhamaan Qoyska reer Maxmuud Cawaale melkaste oo ay joogaan geeridii kutimid marxuum Xaaji Maxamuud Cawaale axmed oo ku geeriyooday Magalada Qalaafe ee gobalka ismaamulka somali galbeed Febuary 6 2010. Marxuumka waxaan ilaahay uga baryeynaa in janadiisa…
Tacsi Tiraanyo Leh: Marxuum Xaaji Dayuurad Maxamuud Jirac
Waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh uga diraynaa dhamaan Qoyska reer Jirac melkaste oo ay joogaan geeridii kutimid marxuum Xaaji Dayuurad Maxamuud Jirac oo ku geeriyooday Magalada Mineapolis ee dalka USA December 14, 2009. Marxuumka waxaan ilaahay uga baryeynaa in janadiisa Fardawso ka waraabiyo samir…
Geeridii ku timid Marxuum Sh Abdihamiid Sh. Nuur
Waxaan halkaan si wada jir ah uga tacsiyeynaynaa dhamaan qoyska reer Shiekh Nuur geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Sh. Abdixamiid Sh. Nuur oo ku geeriyooday Magaalada Galkacyo Maanta oo Jimce ahayd Taariikhduna ay tahay Aug 14, 2009.