Hadii ay jirto kala fogaansho iyo is fahamka oo xumaad, ma iska celin karnaa Cadowga dibada? Tusaale Dagaalka bada ee nagu socda islamarkaana ay waddo Kenya, waa khatar waxa uuna yeelankaraa wajiyo kale waxaana-nala dagaalamaya dal hey'adiisa dhisanyihiin tan iyo markii uu xorriyadda qaatay.
Waxay ahayd dhawaan markii aqalka wakiillada dowladda Puntland oo dadku ku xaman jireen inuu hurdo dheer ka galay howlihii uu bulshada wakiilka uga ahaa uu hal mar soo baraarugay oo heeryada la kacay si kadis ahna xilkii uga xayuubiyay xukuumaddii Abdiwali Gaas iyagoo u cuskuday xil gudasho la'aan.
26 june Soomaalida Dunida ku nool oo dhan waxa ay u tahay ama ay u arkaan iftiin Shidmay xili gudcur badan uu jiray loona baahnaa ama Neecaaw qaboow oo soo martay halmar dad kuleel badan dareemayay.
I have recently returned from a research trip program of Africa Study Visit to Ghana as part of my academic requirement for the University of Bradford. These visits are mainly targeted to one of the post-conflict Sub-Saharan African Countries, which allow students broaden their understanding and experiences…
Sida la wada ogyahay tiknaloojiyada casriga ah waxa ay faa'iido wayn u leedahay aadamaha, laakiin haddana dhanka kale waxa ay tiknaloojiyadu wadataa dhibaatooyin badan ha noqoto mid caafimaad ama mid bulsho, sida ay sheegtay jariidada (Daily Mail) ee ka soo baxda dalka ingiriiska wiil u dhashay…