Soddon sano ka dib kooxda liverpool waa horyaalka koobka ingriiska
Waxaa xalay soo afjarmay soddon sano oo Liverpool ay sugaysay horyaalka England ka dib markii ay 23 dhibcood ka sara martay Manchester City oo guuldaro 2-1 ay kala kulantay Chelsea.Laacibka Neymar oo ku biiray kooxda Paris St-Germain
Kooxda Paris St-Germain ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay laacibka u dhashay Brazil ee Neymar, oo ay 200 oo milyan oo Pound ka siisatay kooxda Barcelona.DAAWO: Joshua oo ka badiyey Klitschko
Cayaartan oo ah feerka miisaanka culus ayaa garoonka Wembley ku dhex martay Anthony Joshua oo Britain u dhashay iyo Wladimir Klitschko oo mar haystay horyaalka feerka miisaanka culus, una dhashay Ukraine.Xulka kubada cagta ee Puntland oo ku guulaystay koobkii Goballada
Ciyaartooyda Puntland ayaa ku guulaystay tartankii ciyaaraha dowlad gobaleedyada ee ka socday magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, ka dib markii ay ka adkaadeen ciyaartooyda Jubbaland.Madaxwayne Gas oo u hambayeeyey Xulka Kubada Cagta ee Puntland
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 23-July-2016 hambalyo iyo bogaadin hawada u mariyey xulka kubbadda cagta Puntland ee qaybta ka ah tartan ciyaareedka u dhexeeya dawladaha xubnaha ka ah dawladda Federaalka, kuwa samaysmaya iyo gobolka Banaadir, xulkaas oo maanta…Koobka Goballada: Jubaland oo Ciyaarta kama danbaysta usoo baxday
Kooxda matalaysey mamulka Jubbaland ayaa ciyaarta kama-danbeysta koobka mamulada dalka ugu soo baxday laadadka xorta ah, kaddib markii ay bar bar dhac isla dhaafi waayeen kooxda Banaadir, xiiso xiiso badan oo galabta ku dhexmartay garoonka kubada cagta ee Koonis.Kooxda Sh. Dhexe&Hiiraan oo kooxda Galmudug kaga adkaatay 1-0
Kooxda matalaysey Mamulka Gal-mudug ayaa ka hartay koobka mamulada dalka oo ka socda magalada Muqdisho, kaddib markii galabta hal iyo eber uga adkaatey kooxda Hiiraan/Shabbeelaha dhexe matalaysey.Xulalka Gobalada Banadir iyo Puntland 2-2 galay- Koobka Goballada
Magalada Muqdisho waxaa ka socda weli koobka mamulada dalka oo ay marti galisay Gobalka Banaadir, galabta oo Tallaado ah waxaa wada dheelay xulal matalayay Banaadir iyo Puntland oo ka wada jira guruubka koowaad.Koobka Goballada Dalka oo ka furmay Casumada Mogdisho
Garoonka kubada ee Banaadir Stadium waxaa si toos ah uga furmay galabta Tartanka kubada cagta ee gobolada dalka, waxaana Tartanka sanadkan maalgelinaya maamulka gobolaka Banaadir.C. Ronaldo oo ku guulaystay Laacibka FIFA Ballon d’Or ee Sanadkii tagay 2013
Xiddiga Real Madrid iyo Portugal Cristiano Ronaldo ayaa la gudoonsiiyay abaalmarinta xiddiga sannadka adduunka ee FIFA Ballon d'Or.Xiriirka FA-ga Oo Baaraya Fartaagii Uu Natiijada Ku Muujiyay Theo Walcott Kulankii Tottenham
Weeraryahanka Xulka England Theo Walcott ugu jawaabay xad gudub Jamaahiirta Kooxda Tottenham Kulankii ay kooxdiisa 2-0 kaga badisay kulan ka dhacay Emirates.- Popular
- Rated
- Commented
Featured
21/01/2021 - 05:37:14
20/01/2021 - 21:10:15
09/01/2021 - 17:53:54
25/07/2020 - 06:02:36
25/07/2020 - 05:56:26
24/07/2020 - 06:14:59
12/11/2018 - 22:43:31
22/03/2018 - 20:56:04
21/03/2018 - 01:11:45
01/02/2018 - 21:45:03
Special Reports
29/07/2016 - 08:31:25
07/07/2016 - 21:35:19
06/07/2016 - 02:03:14
18/09/2010 - 04:36:46
20/08/2011 - 17:13:38
02/11/2010 - 20:21:19
01/06/2011 - 13:24:02
11/10/2010 - 05:18:44
28/10/2010 - 22:06:32