Xulka Meeraysane

Maxay ka dhigan tahay Guusha Ilhaan Cumar?
Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo ka tirsan dadka qaxootinimada ku ah Mareykanka ee ka mid noqda Koongareeska Mareykanka ayaa ah guul u soo hoyatay dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, inta aanan gudagalin dulucda qormadaan, marka hore Ilhaan Cumar waaqof ceyn kee…
KA JOOG SHAABBADAYNTA GURRACAN
Takfiir iyo Assaaciduun Bil Xaq waxay kasoo dabqaateen rag markii hore Ka mid ahaa Ikhwaan Muslimiinkii uu xabsiyada ku cadaadiyay Jamal Cabdinasir oo qaattay mabda'aan gaalaysiinta muslimiinta; Marka ma waxaa la dhihi karaa xarakatul Ikhwaan baa dhashay?
Caafimaadka iyo Isticmaalka Mobile-ka
Sida la wada ogyahay tiknaloojiyada casriga ah waxa ay faa'iido wayn u leedahay aadamaha, laakiin haddana dhanka kale waxa ay tiknaloojiyadu wadataa dhibaatooyin badan ha noqoto mid caafimaad ama mid bulsho, sida ay sheegtay jariidada (Daily Mail) ee ka soo baxda dalka ingiriiska wiil u dhashay…
Faallo:-Hillary, Haweenka Iyo Hoggaanka
Xisbiga Dimuqraaddiga ee dalka Mareykanku wuxuu sameeyay taariikh. Wuxuu xalay u doortay Hilary Clinton in ay noqoto murashaxa xisbiga ee doorashada Madaxweynaha Mareykanka ee 2016. Waa markii abid dalka Mareykanka ugu horreysay oo uu Xisbi Siyaasadeed oo weyni uu hoggaamiye haween ah u doorto Murashixiisa…
Waa nin ceykee ah Madaxwayne Rajab Tayyip Ardogan?
Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Tayyip Ardogan, wuxuu ku dhashay mid ka mid ah xaafadaha Magaalada Istanbuul , 26-Febrayo .Sanadkii 1954tii, waa siyaasi Turki ah, Islaamnimadaba aad ugu wayn, wuxuuna Madaxweynaha Turkiga noqday Doorashadii bishii Agoosto 2014kii.