Meeraysane TV

Udiyaar garowga Maalmaa Ciidul Adxaaga iyo Galkacyo

Hits: 5 | Sunday July 18, 2021 - 12:11:01
Udiyaar garowga Maalmaa Ciidul Adxaaga iyo Galkacyo

Click here to watch

Dr. Mohamed H. Kulmiya oo kudhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan Golaha shacabka DFS 2021-2025

Hits: 5 | Friday July 09, 2021 - 18:18:44
Dr. Mohamed H. Kulmiya oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan Golaha shacabka DFS 2021-2025' isagoo kaga dhawaaqay Xarunta Gobalka Mudug, Puntland, Somalia

Click here to watch

Warbixin: Deegaanka Gancefale oo aan dhawaan booqanay

Hits: 9 | Monday June 07, 2021 - 20:28:34
Safar gaaban oo ku tagnay Gance-Fale ayaan warbixintaan kooban idin kaga soo diyaarinay. Daawasho Wacan

Click here to watch

Caabudwaaq waa magaalo facwayn oo soo martay marxalado badan warbixintaan ayaan ugu kuurgalnay

Hits: 7 | Monday June 07, 2021 - 14:29:20
Caabudwaaq oo ah Magaaloyinka ugu facwayn Somalia oo aan dhwaan booqanay ayaa waxaa idinkaga soo diyaarinay warbixintan kooban. Daawasho wacan

Click here to watch

Warbixin: Mogadisho iyo Beerta Nabada

Hits: 30 | Wednesday March 10, 2021 - 16:30:57

Click here to watch

Warbixin: Xaalada Covid-19-ka iyo xakamaynta Gobalka MA.

Hits: 15 | Tuesday February 09, 2021 - 21:19:51
Wacyi galin ku saabsan covid-19ka Magaalada Boston

Click here to watch

Xaalada Covid-19 iyo Community Somalida Boston

Hits: 40 | Monday February 01, 2021 - 19:30:25
Xaalada Covid-19 iyo Community Somalida Boston

Click here to watch

Waraysi Xiise leh: Said Boston oo sharaxan Gollaha Deegaanka Boston

Hits: 14 | Friday January 22, 2021 - 21:31:50
Said Boston waa nin dhalinyaro ah oo u sharaxan inuu kamid noqdo maamulka Dawlada Hoose ee Magaalada Boston. Said isagoo aad u da'yar ayuu yimid Maraykanka; Boston-na waxay noqotaya magaaladii ugu horaysay uu kusoo dago. wuxuu gashtaa shaati orange ah oo astaan u ah musharaxnimadiisa

Click here to watch

Daahfurkii Badbaado2-2016 | xagalle

Hits: 3 | Sunday January 10, 2021 - 23:33:12

Click here to watch

Salaadii Ciidul Fitr-ka iyo salaamihii June 2018

Hits: 143 | Saturday June 23, 2018 - 01:29:26

Click here to watch

Culimada Somaliland oo Bayaan Ka Soo Saaray Kaniisada

Hits: 189 | Thursday August 03, 2017 - 20:24:37
Culimada Somaliland go'aan kasoo saaray kaaniisad dhawaan lagu dhawaaqay in laga furay magaalada Hargaisa. Daawasho wanaagsan war-murtiyeedka culimada

Click here to watch

JARIIFKA XEEBAHA PUNTLAND & CABSIDA LAGA QABO BURCAD-BADEEDDA

Hits: 34 | Sunday February 26, 2017 - 18:28:29
JARIIFKA XEEBAHA PUNTLAND & CABSIDA LAGA QABO BURCAD-BADEEDDA : (DOCUMENTARY)QEYBTA 1-AAD

Click here to watch

Magaalada Boston oo si wanaagsan looga ciiday - Video

Hits: 55 | Wednesday September 14, 2016 - 07:44:05
Magaalada Boston ee bariga Maraykanka ayaa si wanaagsan looga ciiday maalinta Ciidul adxa ee ku beegnayd Isniin September 12, 2016. Muslimiinta gaar ahaan Somalida ayaa ku ciiday garoonka cayaaraha Fudud ee Melnea A. Cass ee kuyaala xaafada Somalidu aadka u dagan tahay ee Roxbury. Hadaba nalla daawo video gaan oo ah salaamahii iyo Tahniyadihii ee ku aadan farxada Ciida.

Click here to watch

Baaqa Waxgaradka reer Boston ee ku aadan Dhismaha Masjidka Cusub

Hits: 64 | Wednesday September 07, 2016 - 19:42:21
Khamiis September 01, 2016. Waxan ka dhacay Masjidka Altaqwa- Green Street kulan aad u muhiim u ah ay kasoo qayb galeen odyaasha, Waxgaradka iyo dhalinyarada reer Boston.

Click here to watch

Casriga Cusub iyo Isha, Sixirka iyo Jinkga

Hits: 104 | Wednesday August 31, 2016 - 06:12:24
wax kabaro awoode Alle iyo Sixirka, Jinka iyo Isha

Click here to watch

Saxiixa Mataaneenta Minneapolis & Boosaaso

Hits: 26 | Sunday August 14, 2016 - 06:17:17
Waa heshiis taariikhi ah oo lagu mataaneeyey Magaaloyinka Minneapolis ee Gobalka Minnesota iyo Magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari

Click here to watch

Shirwaynihii Sanadlaha ahaa ee Golaha Imamyada oo ka furmay Minneapolis

Hits: 41 | Sunday July 31, 2016 - 07:27:53
Shirwaynahii Sanadlaha ahaa ee Jimciyada Islamica ee Waqooyiga America oo la yaqaan IANA ayaa shalay

Click here to watch

FACEBOOK