Special Reports

SJS and UNSOM conclude three-day journalists training in Mogadishu
Somali Journalists Syndicate (SJS) in partnership with the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) concluded a three-day training for more than 30 Somali journalists on Freedom of Expression: Rights and Responsibilities in Mogadishu between 30 December, 2020 – 1 January 2021. The journalists…
Maxaa ka sooobaxay Shirkii Deegaanka XaarXaar Ku qabsoomay?
Kulan weyn oo aad loo soo agaasimay ayaa waxaa uu kadhacay magaalada xaarxaar taariikhdu marka ay aheyd 12 September, kulan ay soo qabanqaabiyeen aqoonyaho & wax garad ka tirsan beesha yuusuf daarood ayaa waxaa ka soo qeeybgalay wufuud kakala socoto gobolada Puntland gaar ahaan Magaalada Bosaso Garoowe…
Hormarka degaanada Puntland & doorka Beesha Yusuf Daarood
Somaliya waxaa ay xuriyadeeda heshay 1960 markaas oo ay ka qaateen dowladihii Taliyaaniga & Ingriiska. Dowladihii rayidka ahaa kadib wadanka waxaa ka hanaqaaday dowladii Militariga ahyed oo uu hogaaminayay Jen. Maxamed Siyaad Barre, mucaardad kaga timid beelaha soomaalied darted ayaa waxaa ay keentay…
Nabadaynta ummada Soomaaliyeed gogasheeda Beesha YD ma fidin karaan
YD waxay caan ku ahaayeen nabadaynta iyo u shaqaynta ummada soomaaliyeed taasoo markhaati ka ah waxgaradka iyo siyaasiyiinta beesha YD u dhalatay oo had iyo jeer ku mashquulsan xal u raadinta ummada Somaaliyeed. B-Waxaa jira wax la yiraahdo "XEER" xeerkaas oo noqonaya mid guud iyo mid hoose,…
Beesha YD oo shir kuyeelatay Dalka Hollanad May 1, 2010
Shir balaaran oo ay beesha YD ku yeelatay Magaalada Amersfoort ee Dalka Holland ayaa ahaa mid si gaar ah laysugu soo agaasimay isla markaana udhacay sidii la rabay. Shirkan oo ay kasoo qayb galay Aqoonyahano, Xildhibaano, Odayaal, Dumar iyo Dhalinyaro ayaa waxaa lagu lafa guray sidii ay Beeshu ay wax…
Shir uu hogaaminayey Xildhiman Da'ud oo kadhacay Nairobi + Sawiro
March 28, 2010 Ayaa Waxaa Ka Dhacay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya A Kulan Ay Isugu Yimaadeen Beesha Yusuf Daarood Kaaso Ay Kasoo Qeyb Galeen Aqoonyahanno, Culumaa'udiin Iyo Waxagarad. Kulankaas Oo Uu Hogaamina Yey Xildhibaan Da' ud Cabdikariim Sh. Cumar. Shirkaaso Lagaga Hadlayey Waxqabadka…
Warbixinta kooban oo kusaabsan Xalada Beesha YD ee Gudaha
Beesha YD waa beel da' weyn sida beelaha kale ee Darood, beeshu waxay mudan tahay waxa ay mudan yihiin beelaha kale ee Daarood , beesha YD waxay ahayd beel magac , maamuus iyo taariikh leh dhinacyada tayada , hantida , gaashaandhigga iyo hogaaminta intaba . Beeshu diyaar uma aha inay ka tanasusho dawrkeedii…
Xildhimaan Da'ud Abdikariim oo booqday Puntland iyo Warbixno
Shir lagu soo dhaweeyay Xildhibaanka DFKM Da'ud Abdikarim ayaa waxaa uu ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo, Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb Galay dhamaan Aqoonyahanada, Ganacsadda & Odayaasha Beesha mas'uuliyiin katirsan Dowladda oo ka soo Jeeda Beel waynta Yuusuf Daarood.
Goormaan Gaaraynaa, Maxasnse Rabnaa Inaan Gaarno?
In muda ah waxaa dad farbadan oo wax garad ah ay bogan isku dhaafsanayeen oraaho iyo fikrado dhamaan ka tarjumaya baahida iyo xaalada aan ku suganahay. Alle SW ajar haka siiyee dhamaan talooyin wanaagsan ayey soo eediyeen Suaashu waxay taxay goorma lagaari side loogi karaa iyo waliba maxaan rabnaa inaan…
Warbixin Safarkii C/hakin Ilkadhagax ee Wadanka Finland
Safar aan dhawaan ku kusoo maray qaybo kamid ah Yurub gaar ahaan Finland Magaalo madaxdiisa Helsinki ayaan waxaa jeclaystay in aan lawadaago akhristayaasha MareegahaSoomaaliyeed, qormo aan uga hadlayo waxyaabihii aan lasoo kulmay mudadaas aan musaafirka ahaa.