Wararka
Danjire Augustine Mahiga oo u goodiyey Cidii ka hor timada Hawsha Socota;
Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Augustine Mahiga ayaa u digay cid walba oo isku dayda inay carqaladayso hanaanka geedi-socodka ah ee looga baxayo xilliga kala guurka ah.
Madax-weynaha Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Sh Axmed Iyo Madax-weynah Soomaaliland Siilaanyo oo kulmay.
Madaxayaasha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa kulankii u horeyay fool ka fool ah ku yeeshay Magaalada Dubai ee dalka Isu taga Imaaraadka Carabta, halkaasoo ay uga qeyb galayaan shir looga hadlayo la dagaalanka Burcad badeeda.