Wararka

Wada Shaqaynta DKMG Ah Iyo CID-dda USA
CID-dda Maraykan-ka ayaa la sheegay innay Xafiisyo qarsoon ku leeyihiin Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayna Xiriir wanaagsan la leeyihiin Saraakiisha Dowladda KMG ah
Gaas ''Al-Shabaab Waan Ka Saaraynaa M/Muqdisho
Ra'iisul-wasaaraha Xukumadda KMG ah ee Soomaaliya C/weli Gaas oo Waraysi siinayay Wakaaladda Warar-ka ee Associated Press (AP) ayaa sheegay innay dhawaan bilaabayaan Dagaal ka dhan ah Al-Shabaab
Xildhibaan Ka Tirsan Dowladda KMG Oo Is-casilay
Xildhibaan ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheeciyay innuu Is-casilay. Cali Maxamed ''Cali Mowliid'' ayaa sheegay innuu Is-casilay Markii Xukumadda KMG ah ee lagu dhisay Dalka Jabuuti aysan ilaa hadda wax qabad muuqda la imaan.

Ciidamadda DKMG Ah Oo Dad Rayid Ah Laayey.
Ciidamo katirsan dowladda KMG ah, ayaa rasaaseeyey gaari ay lasocdeen dad rayid ah gudaha degmada Wadajir, iyadoona rasaasta ay ciidanku fu fureen gaariga ay geystay khasaare soo gaaray dad rayid ah.
Gaas Oo Magacaabay Gudiga Gurmadka Abaaraha
Jamhuuriyadda Soomaaliya Xukuumadda Federaaliga KMG ee Soomaaliya Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Ref: XRW/War-Saxaafadeed 007/07/11 Date: 3 July 2011 Date: 1.2.011 Shir Jaraa'id Muqdisho, Axad, 3 July 2001 Xubnaha Golaha Wasiirada, Xildhibaanada Sharafta leh, Bahda Saxaafadda,
Diyaradaha Drones-ka Oo Dul Hehaabaya Kismayo.
Kismaayo Diyaaradaha aan Duuliyaha laheyn ee la yiraahdo (Drones) ayaa Maanta oo Jimce ah dul heehaabaya Hawadda Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubadda Hoose,sida ay innoo xaqiijiyeen Dad goob joogayaal ahi.