Wararka

Dhagaxleey Oo Deggan & Khasaaraha Oo Kordhay
Deganaansho ayaa Maanta laga dareemayaa Xeradda Qaxootiga ee Dhagaxleey halkaasoo ay Shalay ka dheceen Dagaalo u dhexeeyay Ciidamo Kenyan ah iyo Soomaalidda halkaasi Qaxootiga ku ah
Ururka NUSOJ Oo Cambaareyey Xariga Weriye Feysal Boston.
Ururka Saxaafiyinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa ka hadlay Xarig shalay magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari loogu geystay Weriye Feysal Maxamed Xassan (Boston) oo kamid ah Saxaafiyinta ka howlgala magaalada
UAE ''Xayiraada Hubka Ha Laga Qaado Soomaaliya
Dalhi Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta (UAE) Shaikh Abdullah Bin Zayed Al Nahyan oo booqasho ku jooga Magaaladda New Delhi ee Dalka India ayaa soo hadal qaaday Arrimaha Soomaaliya
Maraykanka Oo Sheegtay Weerarkii Cirka Kismayo.
Washinton Xukumadda Washinton ayaa markii ugu horaysay sheegatay Weerarkii dhinaca Cirka ahaa ee ka dhacay Duleedka Magaaladda Kismaayo gaar ahaan Xarun Milateri oo ay Al-Shabaabku lahaayeen.
Askar Dumisay Masaajidyo Iyo Dagaal Socda Dhagaxleey
Nairobi Iska-hor imaad Xoogan oo u dhexeeya Ciidamo ka tirsan Booliiska Dalkani Kenya iyo Saraakiil ayaa ka soconaya Xeradda Qaxootiga Dhagaxleey,kaasoo bilowday Markii Ciidamo Kenyan ah ay bilaabeen innay bur-buriyaan Masaajidyo iyo Goobo Ganacsi oo ku yaala Xeradaasi.
15 Oo ku Dhimatay Dagaal Shalay Ka Dhacay Garbahaarey.
Garbahaarey: Inta la ogyahay 15 qof ayaa ku geeriyootay 10 qofna dhaawcyo kala duwan ayaa kasoo gaaray dagaal Shalay Gelinkii danbe ku dhex maray ciidanka dowlada KMG ah iyo Al-shabab degmada garbahaarey ee Gobolka Gedo
Dagaalo Caawa Ka Soconaya Magaaladda Muqdisho.
Muqdisho: Dagaalo u dhexeeya Ciidamadda Dowladda KMG ah oo ay kaabayaan kuwa AMISOM ayaa Caawa ka soconaya qeybo ka mid ah Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya,sida ay ku soo Waramayaan Dad goob joogayaal ahi.
Dowlada England Oo Taagertay Raysal Wasarah Cusub ee Dowlada KMG ah
London: Dowlada dalka Britian ayaa siweyn usoo dhoweysay Raysal wasaraha cusub ee dowlada KMG ah ee soomalia Kasoo u dhawan magacabay madaxweynaha dowlada KMG ah ee soomalia shiikh shariif shiikh axmed kadi markii uu is Casilay Raysal wasaarihii hore maxamed c/laahi farmaajo oo ah noqday Raysal warihi…
USA Oo $45 million Siinayso Ciidamada Ugandha iyo Burundi.
Washinton: Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay in ciidamada midowga Africa ee nabad ilalinta u jooga somalia ee Kakala socda Dowladaha ugandha iyo Burindi u balan qaday aduun lagaceed oo garaya Oo $45 million oo doolarka Maraykanka ah iyo Afar diyaradood oo ah nooca loo yaqaan drone oo ah nooca wax duqeeya.
10-Dhalinyara Oo Lagu Xiray Magaaladda Kismaayo
Kismayo: Howl-gal aya Xalay Ciidamadda Xarakadda Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ka sameeyeen Magaaladda Kismaayo ee xarunta Jubadda Hoose ayay ku xireen 10-Dhalinyo ah,sida ay innoo xaqiijiyeen Dad goob joogayaal ahi.
Qarax Lala Eegtay Ciidanka Amisom iyo Kuwa Dowlada KMG ah
Muqdisho" qarax aad u xoogan ayaan ka dhacay sarta Seybiyaano oo ah goob baabur aad u badan oo ay wateen Ciidanka Amisom iyo kuwa dowlada KMG ah ee soomalia ay marayeen qaraxasoo ahaa miino nooca dhulka lagu aasay Geystayna qasaaro aad u xoogan iyadoo qaraxu uu ahaa mid laga wada maqlay guud ahan…