Wararka

Ethopia Oo Taagertay Heshiskii Labada Shariif Ee Kampalla.
Adis Ababa: Dowlada Ethopia ayaa si buuxda u taagertay heshiiskii ay labada sharif ku garen magaalada kampala ee dalka ugandha. Raysal wasaaraha dalka Ethopia Ato Melez Sanawi ayaa sheegay in heshiiskaasi ay dowladisa aad usoo dhoweyneyso waxana Tagerida lagu sheegay war qoraal ah oo kasoo baxaay xarunta…
Ra'iisul-Wasaare Maxamed Farmaajo Oo Is-casilay
War Deg Deg ah : Ra'iisul-wasaaraha Xukumadda KMG ah Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajoo ayaa goor Dhaweyd Warbaahinta isagu yeeray ayaa ku dhawaaqay innuu Is-casilay xilkii Raysal wasare nime ee uu u hayay Xukuumada KMG ah ee Soomalia intii Qaran-ka Soomaaliya uu u bur-buri laheyd dartiis.
Shabaabka Oo Soo Dhoweeyay Magacaabidda Ayman Al-Zawahiri.
Muqdisho: Ururka Diimedka Alshabaab ee ka dagaalama Soomaalia xiriir fiican leh urur weynaha Al-qacida aya markii ugu horeysay Ka hadlay magacaabista Al-qacida hogamiyaha cusub ee lagu magaacbo Ayman Al-Zawahiri iyagoo sheegay shabaabku in ay soo dhoweynayaan hogamiyahasi cusub.
W. Gaashandhinga Soomalia Oo Sii Daayay Sarakishi u Xirneyd Ethopia.
Wasiirka Gaashaadhiga Dowlada KMG Soomaalia ahna Raysal wasaara ku xigeenka Soomalia C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa shegay in uu ku guuleystay sii deynta sarakiil Soomaali ah oo dhawanadan u xirna Dowlada Ethopia. Wasiirka oo hadan ku sugan Deeganka Doowlow ayaa sheegay in degaankasi uu u tagay in…
Xaabsade oo Edeeyay Gudomiyaha Gobolka Banaadir.
Xildhiban maxamed ibraahim Xaabsade oo hadan ka mid ah xilidhibnada baarlamanka dowlada KMG ee soomalia Horyna xilil wasiiro ah uga soo qabtay dowladii C/laahi yuusuf ayaa banaan baxyadii ka dhacayay magalada muqdisho Ku edeeyay inu ka danbeyay abaabukooda gudoomiyha gobolka Barnaadir Maxmaud axmed…
Dayax Madobaad Laga daremay Soomalia Nairobi.
Dadka musliminta ah ee ku kala Nool Dalalka soomaalia iyo kenya ayaa cawo abaare 9kii fiidnimo Dareemay dayax Madoobaad aad u cabsi geliyay dadka Muslimiinta ah ee ku kala nool dalalka Soomaalia iyo Kenya.