Wararka

Shirkii maanta golaha wasiiradu yeeshen iyo Qodabadii kasoo baxay
(Muqdisho — Khamiis, 05 May 2011) Shirkii caadiga ahaa oo ay Golaha Wasiirada Xukuumadda FKMG ah yeesheen maanta oo uu shir guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmajo) ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin warbixin laga dhageystey Wasiirka…