Wararka

BTS: Wafti Balaran oo ka socda Q.M ayaa maanta soo gaaray Puntland
Waxaa maanta soo gaarey Caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe wafdi Balaaran oo ay hogaamineyso Valerie Amos oo ah Ku-Xigeenka Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (UN-ka) u qaabilsan Arrimaha Bini'aadanimada (UN Under-Secretary-General for Humanitarian Affairs).
BTS: Addis ababa oo lagu wado in uu ka furto shirka AU Axad barito ah
magalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa lagu wadaa in maalinimada bari uu ka furmo shirka AU ayada ay maalmihii dambe ka socdeen shir loogu gogol xaarayo oo ay isugu yimaadeen Wasiirada Arimaha Dibada wadamada ka tirsan AU, Shirka oo noqonaya shirkii 16aad ee Madaxda midowga Africa .