18/01/2011 - 10:30:00
Wararka
0
1195
Super Admin
Xildhibaanada Dowlada KMG ee somalia ee ka soo jeeda Gobolada Puntland ayaa si wayn uga soo horjeen saday Go'aanka Maamulka Puntland ee uu ku dhawaaqay dhawaan in aysan dowlada KMG la shaqayn doonin ayna u jareen Xiriirkii kala dhaxeeye, Xildhibaanda ayaa ku tilmaamay go'aan aan laga fiirsan…