Wararka

Galkacyo: Airport Galkacyo oo ay soo gaareen Kooxdaha Koobka Kubada Cagta
Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo waxaa ka soo dagay ciyaaryahanada kubada cagta ee gobolada Shabeelaha Hoose, Bakool iyo Jubadda Hoose, kuwaasi oo ka qeybgeli doona koobka kubada cagta ee ka ka bilaanban doona magaalada Garowe ee caasimada Puntland maalmaha nagu soo aadan .
Puntland: Madaxwayne ku xigeenka Puntland "Jawaab ciidamda Bada"
Madaxwayne ku xigeenka Puntlan Ahna sii hayaha xilka madaxwaynaha Maamulka Puntland C/smad cali shire ayaa ka qayb galin tabar u bilowday qaybtii labaad ee ciidamada Bada asag oo maamulada ka walaasana ku sheegay in ay ahayd in ay ugu hambalyeyaan madaxwaybne ku xigeenka ayaa shegay in ciidamadu aysan…