Wararka

Ogaysiis Muhiin Ah Ogaysiis Muhiim Ah
Waxaa ugu bishaaraynaynaa dadka daalacda Webka Burtinle times in ay ka bixin karaa Comment wararka ayada oo aan lee nahay Commentigiinu waa muhiin waxaana laga yaabaa in aan commentigaaga qaado kuna diyaarino warbixin saafiya
mogdisho: Shabab oo guulo ka sheegtay Dagaladii Ugu dambeyey ee Muqdisho
Ciidamada Xarakada Shaabaab ayaa guulo ka sheeganaya Dagaalkii Shalay iyo kii xalay ayaga oo sheegay in aan wariyayasha goobo been ah la tusay oo aan shabaab laga qabsan meelna in ay ayugu wax qabsadaan ma ahane taas oo ku wajaban hadaladii dowlada ee ka soo yeeran in ay goobo cusub kala wareegeen Xarakoyinka…
Xusus: Maalinta Murugada 3-DecHotel Shamow Muqdisho
03 Dec, 2009ki, waxaa hotel Shamow ee magaalada Muqdisho ka dhacay qarax weyn oo lagu dilay arday, dhaqaatiir iyo wasiirro ka tirsan xukuumaddii hore ee Soomaaliya, iyadoo mas'uuliyadda dhamaan tooda ahaa waxtarka umada Somaliyeed