15/07/2016 - 23:08:38 Ciyaaraha 0 2203 Super Admin
Garoonka kubada ee Banaadir Stadium waxaa si toos ah uga furmay galabta Tartanka kubada cagta ee gobolada dalka, waxaana Tartanka sanadkan maalgelinaya maamulka gobolaka Banaadir.
08/01/2014 - 08:03:05 Ciyaaraha 0 1885 Super Admin
Weeraryahanka Xulka England Theo Walcott ugu jawaabay xad gudub Jamaahiirta Kooxda Tottenham Kulankii ay kooxdiisa 2-0 kaga badisay kulan ka dhacay Emirates.
03/01/2014 - 04:41:41 Ciyaaraha 0 2168 Super Admin
Garoonka Banaadir ayaa lagu soo afmeeray Koobkii 18-aad ee Jen daa'uud ee ciyaaraha fudud kaasi oo ay ka qeybgaleen 150 ciyaaryahano isugu jira wiilal iyo gabdho.
24/12/2013 - 07:54:17 Ciyaaraha 0 1788 Super Admin
Ciyaar aan soo jiidasho laheyd oo lagu ciyaaray Emirates Stadium ka dib kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa ku kala baxay barbaro goolal la'aan ah taasoo ka dhigtay in Liverpool ay hogaanka u heyso Premier League ka hor ciida gaalada.
31/08/2013 - 18:36:03 Ciyaaraha 0 2123 Super Admin
Isku aadka wareega group-yada Champions League ee qaaradda Yurub ayaa lagu dhawaaqay kadib munaasabad lagu qabtay magaalada Monaco iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso leh oo la sugi la' yahay.
30/08/2012 - 21:56:33 Ciyaaraha 0 2705 Super Admin
Kooxda Real ayaa mar kale dhinacooda dhulka dhigtay kooxdii la loodin waayey ee Barcelona ka dib markii ay xalay lugtii labaad ee koobka sare ee dalka Spain oo ka dhacay magaalada Madrid ay 2-1 ku suuldaartay kooasoo ka dhigay tirsiga guud ee goolasha 4-4 balse ay sharciga loo yaqaan goolasha dibadda…
12/05/2012 - 17:37:13 Ciyaaraha 0 3957 Super Admin
FIFA waxey shaacisay oo abaalmarino la siiyay 11ka ciyaartoy ee xulka aduunka laga dhigi lahaa FIFA/FIFPro, World XI waxaana laga soo xulay 50,000 ciyaartoy professional ah waxaana loogu yeeraa "dream team" waxaa nasiib u yeeshay iney ka mid noqdaan xulka aduunka Iker Casillas (Spain) oo goolhayaha…
12/01/2011 - 18:48:52 Ciyaaraha 0 2881 Super Admin
Waxaa caawa garaoonka weyn ee Manchester city Acedemy s iweyn loogu soo dhaweeyey looguna dhigay ciyaar saaxiibtinimo Dhalinyarada kooxda WPSC-Manchester oo iyaku soo qaaday koobka kubada futsalka ee hirda-Holland.
09/11/2010 - 20:39:20 Ciyaaraha 0 2720 Super Admin
LONDON (CIYAARO)–Andy Carroll ayaa madaxa ugu dhaliyay Newcastle 1-0 ay kaga badisay Arsenal, guushaasoo u ah tii ugu horyesay oo ay ka helaan Arsenal mudo 5 sano ah horyaalka Premier League.
09/11/2010 - 20:37:11 Ciyaaraha 0 2179 Super Admin
LONDON(CIYAARO)– Weeraryahanka reer Spain Fernando Torres ayaa u dhaliyay Liverpool 2-0 ay kaga adkaadeen kooxda hogaanka horyaalka Premier League ku fadhida ee Chelsea taasoo ay ku casumeen Anfield.
09/11/2010 - 20:30:54 Ciyaaraha 0 4448 Super Admin
Pablo Zabaleta oo 25 jir ah, kaasi oo ka ciyaara daafaca iyo qadka dhexe ayaa waxaa uu kusoo biiray kooxda Manchester City sanadkii 2008 kadib markii Tababarihii hore ee Naadiga Man City Mark Hughes uu 6.45 Milyan kaga soo iibsaday kooxda reer Spain ee Espanyol.