Featured

Taariikh kooban oo ka hadlaysa Xuska 26-ka June
26 june Soomaalida Dunida ku nool oo dhan waxa ay u tahay ama ay u arkaan iftiin Shidmay xili gudcur badan uu jiray loona baahnaa ama Neecaaw qaboow oo soo martay halmar dad kuleel badan dareemayay.
Caafimaadka iyo Isticmaalka Mobile-ka
Sida la wada ogyahay tiknaloojiyada casriga ah waxa ay faa'iido wayn u leedahay aadamaha, laakiin haddana dhanka kale waxa ay tiknaloojiyadu wadataa dhibaatooyin badan ha noqoto mid caafimaad ama mid bulsho, sida ay sheegtay jariidada (Daily Mail) ee ka soo baxda dalka ingiriiska wiil u dhashay…
DHA-DHAN U YEEL JIRITAANKAAGA!W/Q: Najah Yasin Abdi
Mararka qaar naftaada ma la sheekaysataa? Ma is weydiiyaa sababta aan aduunku ugu nooshahay ka sokow cibaadadda iyo raaligalina Eebe weyne, waa maxay sababta aad u nooshahay? Qudhayda ayaa is weydiiya waa maxay sababta aan anigu qudhaydu u noolahay?
Warqad furan oo ku socoto dowladda (Aragti)
Waxa ay waraaqadan toos ugu socotaa dhamaan mas'uuliyiinta dowladda Federal-ka ah ee soomaliya. Waxaan ahay nin dhalinyara, muwaadin Soomaliyeed ah, doonaya inuu lawadaaga ma'suuliyiinta dowladda qodabo shan(5) ah oo ka guuxayay maskaxdayda in muda ah, madama ay igu adagtahay inaan hor fariista…
Mahad iyo Sharmaarke: W/Q Yusuf Garaad
Waxay ahayd maalin weekend ah oo aan shaqada ka nasanayo. Bartamaha ayaan uga jirnay xilliga kuleylaha ee hawada Yurub ay wanaagsan tahay, sannadkuna waa 2007. Magaalada hoose ee London ayaan qof la fadhiyay makhaayad Talyaani ah. Si deggan ayaan isaga sheekeysaneynay markii ay farriin qoraal ahi ii…
Itoobiya oo Dhabahii Bur Burka Cagta Saartey
Marka hore hadii aynu dib u jaleecno taariikhdu markay aheyd sanadkii 1991-kii, ayay aheyd markii Jabhaddii xoreynta dadka Tigray-ga oo 16 sano halgan hubeysan kula jirtay Taliskii Dhargida ee Madaxweyne Mingistu Xayle Maryam ay kala wareegtay xukunka dalka.
Toggii Dahabka ahaa! W/Q Cabdimajiid Diiriye
Waxaa la yiri ciidan duullaan ah baa habeen u dareeray xagga cadawgoodii ka jirey. Goor ay muddo socodkoodii sii wataan baa Waxay kusoo beegmeen meel tog ah xilli habeen Gudcur-maararugle ah (aad mugdi u ah).