Ciyaaraha

Qubanayaal Isboorti oo goos goos ah.
QUBANAYAAL ISBOORTI: Weeraryahanka kooxda Tottenham Rafeal Van Der Vaart ayaa seegi doono kulanka adag ee kooxiisa la ciyaari doonto kooxda Internazionale ee wadanka Talyaaniga habeen danbe. Xidigaan ka soo jeeda wadanka Holland ayaa qaba dhaawacyo qaba sidaasna waxaa sheegay macalin kooxda Spurs-ka.
Maxaa daaray Ivica Olic?
BERLIN: - Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Ivica Olic ayaa lagu wadaa in lagu sameeyo qaliin jalibka ah taasoo sababeyso in uu garoomada ka maqnaado mudo lix bilood ah.
Magaalada Liecester oo lagu qabtey orad loogu magac darey 5K FUN RUN
Waxaa magaalada Liecester oo ku taal bartamaha dalka England lagu qabtey maalinimadii Axada oo ay taariikhduna aheyd 26 /09/2010 tartan orado ah oo loogu magac darey 5K FUN RUN oo ay ka soo qayb galeen dhalinyaro iyo caruur Soomaaliyeed oo isugu jirey wiilal iyo gabdhaba, kuwaasoo ka kale yimid magaalooyinka…
Eng. Baana Cali oo casho sharaf u sameeyay Bahda Kubadda Koleyga Londonþ
London 22/06/2010.Waxaa lagu qabtey waqooyiga magaalada London maqaayada Ramada casho sharaf sare oo ay ka soo qayb galeen bahda kubadda koleyga Soomaalida ku nool magaalada London,kuwasoo isugu jirey ciyaartooydii hore Qaranka, kuwii dambe, macalimiintii iyo maamulayaashii isboortiga, xafladatan quruxda…