Featured

The Real America! By Imam Yusuf Abdulle
THE REAL AMERICA: Yesterday I took a bus from Atlanta to Nashville TN. It was a learning experience for me. The station was packed and full and it took us almost an hour to get to our seats. People were poor Americans of different races blacks, Hispanics, and whites. The common denominator was that…
Yam Yam yeen "Soomaali baan Ahay" w/q Yusuf Garaad
Cabdulqaaddir Xersi Yam Yam oo ahaa hal-abuur iyo mufakir, Allah ha u naxariistee wuxuu tiriyay hees la yiraahdo Soomaali baan ahay oo xikmad weyn xambaarsan ka sokow faanka iyo gooddiga Soomaalinnimo ee badankeen aan jecel nahay.
Ugaas Cumar Geelle oo hanbalyo u diray Ugaas Hassan Ugaas Khaliif
Ugaas Cumar Geelle Mohamed oo ka mid Isimada Soomaaliyeed,gaar'ahaan Ugaas Beesha Yuusuf Daarood (Awrtable) oo sanadihi danbe ku noolaa dalka Uk ayaa hanbalyo u diray Ugaas Hassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo 25 bishaan lagu caleema saaray Magaalada Beled-weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
Faallo:-Hillary, Haweenka Iyo Hoggaanka
Xisbiga Dimuqraaddiga ee dalka Mareykanku wuxuu sameeyay taariikh. Wuxuu xalay u doortay Hilary Clinton in ay noqoto murashaxa xisbiga ee doorashada Madaxweynaha Mareykanka ee 2016. Waa markii abid dalka Mareykanka ugu horreysay oo uu Xisbi Siyaasadeed oo weyni uu hoggaamiye haween ah u doorto Murashixiisa…
QABIIL QARAN MA NOQDO!
Qabiil waxaa macno ahaan nagu filan inta quraanka kariimka lagu sheegay taaso ah in la isku fahmaan inta isku heybta ah oo kaliya , haddii aan si kooban u tilmaamo qabiil waxaa loo yaqaana beel ama dad oo uu ka dhexeeyo dan guud sida heybta, abtirsimada, dhiiga, isir iyo farac.
Waa nin ceykee ah Madaxwayne Rajab Tayyip Ardogan?
Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Tayyip Ardogan, wuxuu ku dhashay mid ka mid ah xaafadaha Magaalada Istanbuul , 26-Febrayo .Sanadkii 1954tii, waa siyaasi Turki ah, Islaamnimadaba aad ugu wayn, wuxuuna Madaxweynaha Turkiga noqday Doorashadii bishii Agoosto 2014kii.
Turkigu muxuu u qabtay Somalia, maxayse wadaagaan?(Faallo)
Hadii aan dib u jaleeco saaxibtitimada Somalia iyo Turkiga, waxaa jiray Ganacsi Qarniyo ka hor u dhaxeeyay, dadka Soomaaliyeed iyo Dowladii Cusmaaniyiinta ee awood badan ku laheyd calamka , marna soo xukuntay wadamo badan oo dunida ka mid ah sida dalka Turkiga.
Maxkamadda Hague oo bad ka xukuntay Shiinaha
Waa go'aan ku saabsan degaan aad uga fog Soomaaliya. Laakiin maadaamada Maxkamadda Hague ay taallo dacwad Soomaaliya ay gudbisay, waa ay ila mudan tahay in aan u dhug yeelanno go'aankan.
Taageeray Tuk Tuk! W/Q Yusuf Garaad
Tuk Tuk, Saddex-Lugooleey, Bajaaj, Bajaay iyo Rickshow midka aad doonto ugu yeer. Waa Taksi riqiis ah oo caasimado badan laga adeegsado. Mana ahan wax ceeb ama khatar wada.
"Dookhayga Maaha"by Sheikh Mohamed Idris
Asc sh mohamed idriis, Bacdal salaan shiikhow waxaan qabaaa xaas aan wali ii curan oo dhawaan aan gursaday waana kufududaaday gurkeeda hase yeeshee maahan qof xun waa qof intii naag wacantahay wacan aqlaaq leh ina adeecda laakin maahan dookhayga, marka shiikhow waxaan rabaaa inaan iska furo oo tu kaloo…