Maqaallada

Caajiska Culimmadda iyo Aamusnaanta Aqoonyahanka-
Filoosoferkii Girgiiha ahaa Plato ayaa wuxuu yiri: kuwa aadka u masxada (khibrada, aqoonta iyo kartida) badan ee aan doonayn (ka gaabsanaya , baqaya) inay saaxada sisaasadeed faraha la galaan waxaa lagu ciqaabaa inay hogaanka u qabtaan kuwo qafilan oo aan (caqli, xigmad, aqoon iyo karti) midna lahayd.
STAAMAHA MAALINTA QIYAAMAHA LAGU GARTO
Cabdillaahi Ibnu Cabbaas (RC) Wuxuu yidhi: Nebi Muxammed (NNKH) markii uu dhamaystay Xajkiisii ugu dambeeyey oo ku beegnayd sannaddii 10aad ee Hijriyada ayuu hor istaagey Irridda laga galo Kacbada barakeysan isagoo gacanta ku haya Furihii Albaabkaas, Isla markaana wuxuu Asxaabtii ku ydhi:- MA IDIIN…
Taxanne: Qisada Ahmed iyo Nasiib Qaybta 1aad
Waxaan Akhristayaasha sharafta iyo qiimaha badan ku war galinaynaa in aan si Taxanne ah ugu soo gudbin doona Qisada Book-ga Lamagac baxay Axmed & Nasiib oo uu qoray Qoraaga Da'da yar ee Ahmed Abdirahman Kadawe ( Carabay) Qisadaan waa mid dhab ah oo ku dhacday qoraaga nafsad ahaantiisa. Hadii Allah…
Walee Rag Jaceyl Baray (Sheeko Qoso iyo Xikmad leh)
Qarnigaan 21aad wax kasta wey hormareyn sida isgaarsiinta, aqoonta iyo tagnoolijiyada qeybaheeda kala duwan. Waxaa sidoo kale hormarkaasi si fiican ula hana qaaday jaceylka u dhaxeeya labo qof oo isdooratay. Inkastoo jaceylka barashadiisa lookala hoorey.
CABDULLAAHI IBNU UMMI MAKTUUM
NIN INDHO LA� OO EEBBE (SW) ISAGA DARTIIS KU SOO DEJIYAY 16 AAYADOOD, KUWAASOO LA AQRIYAY, LANA AQRIN DOONO LABADII CUSBAA INTAY KA SOO LAABTAAN (HABEENKA & MAALINTA)" (9)