Featured

Tahniyad Dhalasho farxadeed
Hanbalyo Hanbalyo,Jabriil Khaliif Xayir iyo Laki Axmed Feera yare oo wiil Ugu Dhashay,Waddanka Holland gaar ah,aan Magaladda Zwolle ee Gobolka overijssel,Taariikhdu Markay ahayd 13-12-2011,wiilkaas oo loo baxshay, Nahyaan Jabriil Kahliif,Waxaan leenahay Nahyaan Noqo Kii anfaca dalkiisa Dadkiisa iyo…
Tahniyad Farxad leh
Hanbalyo Hanbalyo Cabdirashiid Aaden Muxumud iyo Samsam Cabdulahi Yuusuf oo Meher koodu ka dhacay Magalada Qardho ee gobolka Karkaar, Taariikhdu markay ahayd 12-Dec-2011,Waxaan leenahay Caruuska Iyo caruusada Isku waraa oo kala hela Ubad qayr qaba Aaaaamin. Aaaaamin. Dadka Tahniyada Diraya,
Tahniyad aroos oo farxad leh
Hanbalyo. Hanbalyo.Hanbalyo . Waxaa aroos koodu ka dhacay lamanaha kala ah,Abdirahman Said Musse iyo Sahra Ahmed Osmaan oo Ku aqal galay wadan ka Ausralie gar ahaan magaladda malporn waxaan lee nahay isku waara kala hela ubad khayr qaba aaamin aaamin............. Dadka Tahniyada diraya
Hanbalyo Dhalasho farxad leh ....
Hanbalyo; Ahmed Mohamed Aden iyo Fatumo Abdirahman daahir oo gabar ugu dhalatay wadanka Nederland gar-ahaan Magalada Dordrecht taariikhdu markay ku beegnayd 11-10-2011, Gabadhaas oo loo baxshay Sumeya Ahmed Mohamed,Dhamaan Asxaabta Ahmed iyo faatumo waxay Hanbalyo kal iyo laab ah u dirayaan Dhalashada…
Tahniyad Meher oo ka dhcaday wadanka somalia
Waxaan halkaan Tahniyad meher oo kal iyo laab ah uga hanbalyenaa mudane Saciid C/kariim Sheekh Omar iyo Murwo Taqwa Muuse Sheekh Mohammed oo meher koodu ka dhacay magaalo madaxda somalia ee mugadishu/xamar 21 08/11 iyagoo lamaanuhu ku nool yihiin dalka Natherland/holland,Waxaa kala diraya tahiniyada…
Tahniyad Aroos oo ka dhacday wadanka Nederland;
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa arooska iyo aroosada oo kala ah Shukri nuur xasan iyo C//laahi nuur xasan oo aqalgalkooda ka dhacay wadenka Nederland gaar ahaan magaalada Doetinchem taariikh du markey aheed 29/april/ 2011 waxaa diraayo Aaamin Aaamin
Tahniyad aroos oo ka dhacaday wadanka Nederland:
Tahniyad aroos oo loo diraayo lamaanaha kala ah Shugri Xassan Nuur Abdullahi Xassan nuur oo arooskoodu ka dhacay wadanka Nederland waxaan lee nahay wiil iyo caano gabar iyo caano Noqda kuwa kala hela Ubad Khayr qaba iskuna waara,Aaaamin aamin Dadka tahniyada diraaya oo kala ah .
Hanbalyo Hanbalyo
Waxaan halkaan Tahniyad si wada jir ah loogu dirayaa Abdiosman abdi iyo Hindia Xaashi Raage oo wiil ugu dhashay Magalada Mandheere ee wadanka Kenya Taariikhdu markii ay ahayd 15/3/2011 Wiil kaas oo loo baxshay Shu;ab Abdi Osman. waxaanu lee nahay soo bar baar noqo kii dalkisa Dakisa iyo Diintisa anfaca…