Tahniyad Dhalasho
Waxaan halkaan tahniyad DHalsho looga Dirayo Mudane C/laahi Ahmed Aadan " Budhug" iyo Marwo Nadifo faarah oo gabar ugu dhalatay Burtinle Gobolka Nugaal Wadanka somaliya waxaan lee nahay Gabadhaas noqo tii diinteda Dalkeeda iyo Dadkeeda Anfacda Amiin AmiinINAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUNBTS: Sawiro Jaamacada ugu da'da Wayn puntland EAU Bosaso "Daawo"
Sawirada Jaamacada bariga Africa Waxaa noo Fududeeyey East Africa University Group oo ah Group siwayn ula shaqeeya Jaamacada kuna leh Boga facebook qayb Chat oo balaar laguna Magacaabo EAST AFRICA STUDENT UNION EAU STUDENT UNIONTahniyad Aroos : Hambayo "Nabadoon Cali Geele Mohamed
Hambalyo Aroos " Nabadoon Cali Geele Maxamed KanecTacsi: Inaalilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun
Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicoon Marxuum Cali Aadan Cali Seed ayaa ku geeryoday Magalada Burinletahniyad aroos
waxaan siwadajir ah tahniyad iyo bogaadin hawada loogu marinayaa Maxamed Adan Abdi iyo Safiya Abdulqadir Suufi oo ku aqal galay 11 12 10 magalaada nairobi kenya waxaan leenahay noqda kuwii isku waara oo kala hela ubad khayr qaba Aamin AminTacsi: Marxumad Xaawo Maxamed geelle ayaa ku geeryootay Magalada Bosaso
Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicoon Marxumad Xaawo Maxamed geelle ayaa ku geeryootay Magalada BosasoXildhiban Da'ud oo Socdaalkiisii waqoyiga America kusoo gaba-gabeeyey Gobalka California
http://burtinletimes.com/view.php?id=2007Dal Qura
http://www.youtube.com/watch?v=MsKWZLDJatcOgaysiis Muhiin ah. Soo dhawaynta Xildhibaan Da'ud ee Minneapolis
Waxaa dhamaan qurba joogta reer Minneapolis Minnesota, Wisconsin, Iowa iyo nawaaxigeeda lagu wargeliyaa inay si sharafi ku dheehan tahay uga soo qaybgalaan Xaflada soo dhaweynta Xildhibaan Da'ud Abdikarim Sh Cumer oo safar balaaran ku maraya Minneapolis iyo nawaaxigeeda, Maalinta Axada Bisha September…- Popular
- Rated
- Commented
Featured
21/01/2021 - 05:37:14
20/01/2021 - 21:10:15
09/01/2021 - 17:53:54
25/07/2020 - 06:02:36
25/07/2020 - 05:56:26
24/07/2020 - 06:14:59
12/11/2018 - 22:43:31
22/03/2018 - 20:56:04
21/03/2018 - 01:11:45
01/02/2018 - 21:45:03
Special Reports
29/07/2016 - 08:31:25
07/07/2016 - 21:35:19
06/07/2016 - 02:03:14
18/09/2010 - 04:36:46
20/08/2011 - 17:13:38
02/11/2010 - 20:21:19
01/06/2011 - 13:24:02
11/10/2010 - 05:18:44
28/10/2010 - 22:06:32