Sanad Cusub oo wanaagsan dhamaan akristayaasha qiimaha badan

Friday January 01, 2010 - 10:29:37
0 Comments
3875
Super Admin
Happy New Year

Waxaan Dhamaan ummada Somaliyeed  u rajaynaynaa sanad wanagaasan oo barwaaqo iyo rayn rayn u hurseeda gaar ahaan akhristayaasha sharafta iyo qiimaha badan meel kasta oo ay duniyada ay ka joogaan. Waxaan idin balan qaadaynaa in aan hawsha warbaahinta ah ee aan idin hayno aan sii laba jibaarayno anaga oo casiriyeyn doona shabakada kuna soo dari doona TV iyo radio oo aad meel kasta aad joogtiin ka dhagaysan doontaan ama aad kadaawan kartiin insha allah.

 

 

 

Happy New Year to all our customers!

Related Items


Leave a comment