Waxaana leenahay Allaah naxariistii jano haka waraabiyo Marxuumka, Samir iyo iimaana Allaha inaga wada siiyo, gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyootay
Abdicasiis Nur Xirsi
Mohamed abdi Gafaa
Mohamed Adan Dheer Dhagawayne
Mohamed Abdi Xuseen Afgaab
Abdullahi Mohamed Farah Ritoos
Mohamed Hassan
Faysal Xasan waqooyo
Ayaan Sh Nuur
Xaliimo Adam Dheere
Lyalo Qalawar
Maryan Adan Dheere
Sahro Idirs
Ardo Xuseen
Abdifatax Kilimbe
Mohamed Ilbis Ilyas
Shamso Mohamed
Siraad Adam Dheere
Muxubo Adam Dheere
Ayeeyo Dahabo Abdulle
Luul Dhuux
Muxiyadiin Mohamed Farah iyo Qoyskiisa
Mohamed Abdi Khaliif iyo Qosykiisa
iyo Dhamaan ehelada iyo qaraabada oo kala jooga America, Asia, Europe, Africa oo aan halkaan lagu soo koobi karain magacyadooda ayaa Ilaahay waxay Marxuumka uga baryayaan in Jannatul firdawsa kawaraabiyo ehelka uu katagay iyo anagaba samir iyo iimaan naga siiyo. Aamin Aamin
Fadlan kusoo hagaaji wixii Tacsi ah Tacsi@xaarxaar.com
Leave a comment