Prof. Faarax Dahir Sheikh-Noor oo ah Panorama City Neighborhoor Council ayaa martiqaad qado sharaf ka helay Mayor ka Los Angeles, Antonio Villaraigosa, isbuucii hore ee taariikhdu ahayd Wednesday September 22.
Xalfadaan ayaa Mayor Antonio qabtaa sanad walba isago ku casumo raga markaas ugu cad cad siyaasada Gobalka California. xalfadaana waxay ahayd (Sixth Annual Mayors' Luncheon Featuring Mayor Antonio Villaraigosa) waana markii ugu horaysay ee Prof. Faarax Dahir uu qayb galo xalfadaan tan iyo markii uu utartamay jagada wasiirka waxbarashada ee gobalka California bilawgii sanadkan.
Comments
Eco De La Bourse said:
Un grand plaisir de lire ce billet, je vous remercie vraiment !!! Eco De La Bourse http://nerbx.com/gagnerdesjeux52392
Tuesday May 27, 2014 - 01:15:59mahmoud said:
waxaan kajeclaan lahaa in la yiraado waxaa uu musharax kayahey meereesane oo magaalo ah asagase meesha uroon magaranayo
Thursday December 08, 2011 - 19:56:03Leave a comment