Waxaan halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa xaaskii,caruurtii, dhamaan ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyooday Professor Mohamed Gaani Mohamed oo ku geeriyooday Magaalada Atlanta GA, USA, Shalay oo tariikhdu ahayd Nov 4, 2010.
Waxaan Allah uga baryeynaa Marxuumka inuu ka waraabiyo Janatul Firdawsa dhamaan ehelkii iyo Qaraabadii uu ka tagayna uu samir iyo iimaan Ka siiyo Ammin..
Waxaa halkan tacsida diraya :
Mudane Maxamed Cabdi Yusuf
Mudane Daa’uud Cabdikariim Cumar
Mudane Cabdi Jaamac Warmooge
Sheikh Xuseen Jaamac Dheere
Mudane Jaamac Xirsi ‘’Dhagaweyne’’
Mudane Cabdinuur Jaamac Xasan
Mudane Cali Cabdulle ‘’Caymis’’
Mudane Khaliif Jaamac Cabdulle
DR.Cabdiraxmaan Cunaaye
Mudane Maxamed Cabdulaahi Jaamac
Mudane Nuur Cismaan Qalweyn
Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Diriye
Mudane Faysal Siciid Yusuf
Mudane Yusuf Maxamed Cabdi Yusuf
Mudane Cabdiladiif Cabdi Ismaaciil
Leave a comment