Wasiirada Cusub ee Xukuumada Farmaajo oo lagu dhawaaqay 18 ka mid ah

Friday November 12, 2010 - 20:54:20
0 Comments
1709
Super Admin
Raaisal Wasaaraha xukuumadda FKM ee Soomaali Maxamed C/Laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa caawa ku dhawaaqay Golaha Wasiiradiisa ee xukuumadda kmg ee Soomaaliya.

Xaflad balaaran oo ka dhacday xaruunta madaxtooyadda ee Villa Somalia ayaa wuxuu Raaisal wasaaraha ku sheegay in Golaha Wasiiradiisu ay yihiin wasiirada hoos ku qoran.

1-Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibada, Max’ed Cabdullaahi Oomaar

2-Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Max’ed Xaaji Fiqi .

3-Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga Prof Cabdi Wali Max’ed.

4- Wasiirka arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/shakuur Sheekh Xasan Faarax e

5-.Wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta Xuseen Cabdi Xalane

6-Wasiirka Haweenka iyo Arimaha qoyska Maryan Khaasim Axmed .

7- Wasiirka beeraha iyo Xanaanada Xoolaha Yuusuf Macalin Amiin Baadiyoow

8- Wasiirka Caafimaadka iyo xariirka Bulshada Dr. Aadan Xaaji Ibraahim Daa’uud

9-Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo isgaarsiinta C/kariim Xasan Jaamac.

10 Wasiirka arimaha bulshada, hormarinta Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Sportiga Cabdi Nuur Macalin Max’uud

11- Wasiirka Kaluumeysiga iyo qeyraadka badda Dr. Max’ed Macalin Xasan Max’ed

12 Wasiirka dekadaha gaadiidka badda cirka iyo dhulka Axmed Cabdi Raxmaan

13 Wasiirka Dastuurka Federaalka iyo dib u heshiisiinta Max’uud Max’ed

14 Wasiirka howlaha guud iyo iyo dib u dhiska C/rashiid Khaliif Xaashi.

15- Wasiirka Macdanta biyaha tamarta iyo Shidaalka C/risaaq Sheekh Muxudiin

16- wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare C/nuur Sheekh Max’ed.

17- Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Dr Max’uud Cabdi Ibraahim

18-Wasiirka Garsoorka iyo arimaha diinta Awqaafta C/laahi Abyan Nuur

Related Items


Leave a comment