Holland oo la gaarsiyey Burcad badeed somalia

Monday December 06, 2010 - 19:24:18
0 Comments
1959
Super Admin
Holland oo la gaarsiyey Burcad badeed Soomaali ah kuwaasi oo dhawaan ay gacanta ku dhigeen xili ay doonayeen inay qafaashaan Markab laga leeyahay S/Afrika
Warqabadka Burtinle times wararuu ka soo xigtay war baahintadalkaNedeland ayaa lagu sheegay in markab dagaal oo laga leeyahay dalkaasi Maalintii shalay uu Magaalada Amsterdam ku dajiyey ilaa 5 ruux oo burcad badeeda Soomaali ah kuwaasi oo dhawaan ay gacanta ku dhigeen ciidamada Shisheeye ee kusugan Biyaha n Dalka Soomaaliya.

Ciidamada ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujiyey weerarada ay kooxaha Burcadbadeeda kasameeyey xeebaha fog fog,waxaana ay xilligaan Burcadbadeeda gacanta ku hayaan inka badan 20-markab oo ay u haystaan in ay ka qaataan Malaayiin doolar oo madaxfurasho ah.

burcadaan ayaa la filayaa in ay dhawaan war bixin ku saabsan maxkamadayn tooda ka soo baxdo wadanka Netherland oo horey u hayey burcad badeed kale oo mudo ka hor wadanka la gaarsiiyey

Abdiqakini Shucayb. sucaybHolland Burtinletimes.com

Related Items


Leave a comment