Shaxanka Group yada kubada Cagta ee ka furmaya Magaala madaxda Puntland ayaa maanta Furmaya
Group yada ka qayb galaya Cayaarta oo ka kooban 15 Gobol ayaa loo qaybiyey Afar Group A B C iyo D
Ciyaarta Furitaanka Ayaa waxaa lagu Furayaa Maanta Gobolada Nugaal iyo Shabelada Hoose
Group A
1.Nugaal
2.Hiiraan
3.Shabeelada Hoose
Group B
1.Sool
2.Mudug
3.Banaadir
4.Gedo
Group C
1.Bari
2.Shabeelada Dhexe
3.Bakool
4.Jubadda Dhexe
Group D
1.Sanaag
2.Jubadda Hoose
3.Bay
4.Galguduud
Group walba waxaa uu rajayn in uu la hoydo Koobka marka ay soo idlaato Ciyaarahu waase loo Jooga
kala soco wararka CIyaaraha Kubada Cagta Somaliyed
www.burtinletimes.com sid toos aha eyey idinku jirta khadka onlineka ee Garoonka Mire Awaare Stadium
Muhannad haad Geelle
Leave a comment