Warbaahinta BTS Online " Burtinletimes.com " Waxaa ay ugu hambalyey Umada Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan Sannadka Cusub ee 2011
Sido kale waxaan allah ka baryeynaa in sannadka sanadkiisa kale uu nagu gaarsiiyo Nabad iyo Barwaaqo. Waxaana allah ka baryeynaa in Caalamka islaamka oo dhan nabad ka dhigo sannadka cusubna khayrkiisa nasiiyo sharkiisana naga xijaabo.
Waxaa sido kale umada islaamka ah uga baryin allah kii Caafimad qaba in allah u siyaadiyo Kii Xanuunsana Allah caafiyo .
Fikirkaga Sannadka Cusub ka dhiibo Comment ga
Muhannad Abdigani Gelle
Leave a comment