Waxaan halkaan Tahniyad iyo bogaadin uga diraynaa Abdifatx Mohamed Yusuf ( Kilimbe) iyo Xaliima Sh. Mohamed Ahmed oo arooskoodu kadhacay Cariga Maraykanka kuna aqal galay Magaalada Boston Jan 8, 2011. Waxaan leenahay noqda lamaanihii isku waara oo kala hela awlaad khayraysan..
BOSTON
Dhamaan Waaridiinta, Ehelka, Qaraabada, Asxaabta iyo Dhamaan Reer Boston oo dhan oo Halkaan lagu soo koobi karin Magacyadoda ayaa Tahniyad iyo Farxad u diraya Lamaanaha, Waxayna Ilaahay uga baryayaan inuu kayeelo qoys isku wara oo awaalad Baari ah kala hela. Ilaahaw Aamin
HOLLAND
Kaamil Xausein Cidilibaax
Xasan caabi Mohamed
Abdihakin abdi ismail ilkadhagax
Abdirizak sheikh Mohamed farax carato
Mohamud maamaale
Idiris Xusein Yusuf
Abdikhalif abdulle gaabo
said abdi karin shiikh Omar
Yusuf farax xasan yuu yuu
Ayaanle abdikariin MOhamed
Xildhiban said ahmed oday
Dr abdiaziz Ahmed oday
Jamaal ahmed shire
Ahmed abdulahi jamac dhere
Hooyo Aamino Salah jama
SWEDEN
Abdikani Gele Mohamed
Jama Mumin Omar
Muxubo Warsame Jirac
Kiin Warsame Jirac
Jamaal F. Jirac
Saynab F. Jirac
Omar . J. Jirac
Mulki Hasan Biyaango
Azad Ismail Maxamed
Abdiaziiz Yusuf Mahamed
Farxiyo Abdulahi .F. Jirac
Burhan .M. Yusuf
Dhamaan dadkaas iyo qaar kale oo aan kusoo kiibi karin magacyadooda bartaan, waxay lee yihiin ,
Isku waara kala hela ubad khayr qaba ilahay amarkiis aaamin aaamin.
Comments
Leave a comment