Dhamaan xubnaha beesha YD ee ku jira groupkaan waxaa si xushmad iyo sharafi ku dheehantahay lagu wargalinayaainay ka soo qeygalaan. (Tele Conference call) xiriir qadka talefonka oo dhici doona MalintaSabtida taariikhduna ay ku beegan tahay 26/03/2011 Saacaduna ay utahay magaloyinkan
Boston2.30 duhurnimo
...Minneapolis1.30 duhurnimo
London 6.30 maqribnimo
Amsterdam,Copenhegen,oslo,
Bariga afrikana ay utahay 9.30 Fiidnimo
Waxaa looga hadli donaa telconfrencigaan qodobada kala ah:
A.Isku xirnanta dhalinyarada Beesha YD Meel kastaba hajoogene
B.Taagerida Ururka Aayakatalis kaas oo ah ururlaga sameeyey Deegaanada ay beeshu degto una taagan inuufudeedeyo xirirka ka dhaxeeya beesha Gudaha iyo tan qurbaha.
Aayakatalis waxu xafiisyo kuleeyahay Magalooyinka Burtinle, Galkacyo iyo Bosaso
C.In School hoose dhexe laga sameeyo Burtinle taas oo fursad unoqon karta Da'yarta jooga deeganadaas ee aan awoodin inay iskuul tagaan.
Kulankaan waxaa Baraarujin diini ah iyo aayado quraan ahkasoo jeedin doona.
Sheikh Abdikaafi Mohamed dirir oo joogaa Burtinle-Somalia
Sidaas oo kale waxaa kahadli doonaa
Abdikarim Hersi Carab: Minneapolis Usa
Abdirahmaan Mohamed aden :Taxes Usa
Abdifataah Mohamed Yusuf :Boston Usa
Saacid indhamadow: Bosaso somalia
Mohamed Hassan Kulmiye: Cairo Egypt
Abdiwaahid Cilmi Guled: Burtinle somalia
Mohaned xaad gelle: Bosaso somalia
Abdiwali ahmed muumin :London Uk
Dhamaantood waxay inoogu aadan yahin talo bixin waxayna xog ogaal uyahin ,
arimahan laga hadli doono Kadibna Ra'yigiina ayaa furan.
Fadlan soo wac numberkaan +12188621300 Code 591755
Kasoo qayb galkiinu waa muhim.
Qaban Qaabiyayaasha Telconfrencigaan
Burhaan Abdirahman Awsaid :Dublin Ireland
ismail Aden Ismail Islamabad Pakistan
Mohamed Said Yusuf: Newzealand
Yusuf Farah Hassan Eindhoven-Nederland
Omar Yusuf Xamarey:stockholm
Ayaan Abdirisaq Mohamedstockholm Sweden
Faduma Yusuf Farah boston Usa
Iyo
Said Sheikh omar Eindhoven Nederland
Ogaysis Muhiin ah : Si aad u hesho Warbixin dheeriya ka hor waqtiga fadlan booqo Boga Facebook ee Beesha ahan ("YD-Group"Awrtable-oortable")Waxaan ugu bishaaray dhalinta joogta dalka somaliin ay warbixin buuxda ka heli karaan inta ka horaysahadii ay rabaan Facebook amanagala so xirira Telephonada kal ah Golis25290796678 Ama Telcom 25266754555 Email: puntland@hotmail.co.uk waxaa idinkudiyaara Muhannad Xaad gele waqti kastana waa Furan yaha mahadsanidi dhamantin
BTS ONLINE
MUHANNAD C/QANI GELE
Leave a comment