Sargaal U shaqayn jiray Hay''adda SDP oo ka hawlgasha Jubada Hoose

Thursday April 28, 2011 - 02:15:34
0 Comments
1417
Super Admin
'Tacsi

Mohamed Ali Gaarshe oo Galabatay lagu dilay magalada Qooqaani ee Gobolka Jubada Hoose.

Waxaa galabatay lagu dilay magalada Qooqaani Sargal sare oo ka shaqayn jiray hayada Siiqle Development Programme, oo marka la soo Gaabsho Magaceeda loo yaqaan SDP.

Dilka murxuumkaan ayaa lagu eedaynayaa Xarakada Al-Shabaab.

waxaan lee nahay dhamaan Asxaabtii iyo Eheladii uu ka Geeriyooday Ilahay samir iyo iimaan haka siiyo

1>.Jamacabdulaahi farah

2> .Mohamed abdulaahi farah

3> .Abdirizaak Abdullahi farah

4> .Omar aden Ahmed

5>.Mohamed xassan Abdi

6>.Ahmed shariif Nuur

7>.Abdirizak Mohamed Ibraahim

8>.Hawo Abdullahi Shire Amaan

9>.Eng. Farax Lugay

10>.Marwo Faadumo Cale Saleebaan

11>.Rahmo Ali Yusuf

12>.Dr.Yusuf Dhere

Waxaan Tacsi Taa la mid ah U diraynaa

Dhamaan Shaqalaha Hay'adda SDP

Related Items


Leave a comment