Waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Boston iyo nawaaxigeeda in la qaban doono xaflad si heer qaran loo agaasimay oo ay ka soo qayb galayaan mas’uuliyiin ka socota dawladda Soomaaliya, oo ay ka mid tahay Xildhibaan Saado Cali Warsame. Xalfadaan ayaa waxaa lagu taageeri doonaa Dhalashada Maamul gobaleedka JUBALAND.
Hamoogaanina waa maalinka Sabtida ah taariikhdu tahay, June 01, 2013 saacadaha xafladu waa 7:00PM fiidkii ilaa 1:00AM. Xalfadu waxay ka dhici doontaa Hotel-ka Lambardo's INN oo ku yaala 6 Billins street, RANDOLPH, MA 02368
Leave a comment