Gudomiye ku xigeenka 1aad waxa ku guulaystay C/xamid Sh Abdisalaan

Saturday January 04, 2014 - 14:51:11
0 Comments
1170
Super Admin
Abdihamid Shiekh Abdisalan Ise ayaa loo doortay Gudoomiye ku xigeenka 1ad ee Parlamka Puntland asaga oo helay 40 cod.

Ayada oo aya noqon lahayd in ay yeelato wareeg labaad waxaa tanasulay dhamaan musharaxintii kale dhamaan


Dheh Refresh ana F5 si aad u hesho wixii ugu dambeyey

BTS Online kala soco

Related Items


Leave a comment