Madaxwayne ku xigeen iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa u kicitimay Xarunta Maamulka jubbaland si ay uga qayb galaan Munaasabada caleemasaarka Madaxwaynaha , Kuxigeenkisa iyo Xukumada cusub ee uu madaxwaynuhu shalay soo dhamaystiray.
Madaxwayne ku xigeenka ayaa saaka si wayn loogu soo dhaweeyey Magalada Galkacyo ee Gobolka mudug asaga oo ay safarkisa ku weheliyeen nabadono , siyaasiyiin , xukumadi hore qaybo ka mid ah iyo madaxkale oo badan.
Leave a comment