Abwaanada wayn Xaliima Soofe oo Buraanbur aad uxiisa leh u tirisay Isbalka Puntland

Saturday January 25, 2014 - 18:32:16
0 Comments
1333
Super Admin
Abwaanada wayn ee Soomaaliyeed Xaliimo Soofe ayaa tix gabay ah u tirisey habkee wanaagsanaa eea ay u dhacdey Doorashadii Madaxda Maamul Gobaleedka Puntland Bilawgii sanadkaan cusub ee 2014ka. Doorashadaan ayaa ahayd mid soo jiidatay indhaha caalamaka laguna tilmaayey inay tu'saalo u nqon doonta somalia inteeda kale. Abwaanad Xaliimo Soofe ayaa buraan burkeeda ku eegaysa sidii wanaagsanayd ee Madaxda Puntland xilka ula kala wareegeen iyo guud ahaan sidii gudigii madaxa banaanaa ee Doorashooyinka heerka sare u maamulay.


Hoos ka daawo Buranburka oo aad u xiiso badan

Related Items


Leave a comment