Warar is khilaafsan ayaa waxay kasoo baxayaan qarax xoogan oo ka dhacay goor dhaw afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Adan Cadde airport.
Warar madax banaan oo soo gaaray alldhacdo.com ee muqdisho ayaa waxay sheegayaan in gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey uu qarxay.
Dad ku dhaw agagaarka garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa waxay sheegayaan inay maqlayeen jug weyn oo qaraxa ah iyo rasaas daba socotay.
Comments
Kapri said:
Whoever edits and puhebsils these articles really knows what they're doing.
Thursday April 14, 2016 - 23:21:09Leave a comment