Waxaa maanta lagu qabtay magaalada gaalkacyo munaasabad ballaaran oo
isugu jirtay ilaalinta deegaanka taas oo uu 15 feb 2014 digreeto
ka soo saaray Madaxwaynaha Puntland Prof C/wali Gaas laguna cadeeyey Digreetada ilaalinta deegaanka iyo ka hortagga xaalufinta dhulka .
Maamulka gobolka Mudug ayaa qaybiyey 200 oo geed kuwaas oo lagu beerayo magaalada gaalkacyo , waxaaa munaasabadda aad uga dhexmuuqday bahda saxaafadda gobolka mudug kuwaas oo ka qayb qaata shaqooyinka hormainta Deeganka sameeyana Wacyi galin .
Sido kale waxaa Munaasabadaan lagu soo bandhiggii dhaqanka ayada oo ay hidaya iyo dhaqanka xirnaayeyn maamulka gobolka mudug iyo masuuliyiin ka tirsan xarunta horumarinta waxbarashada iyo nabadda GECPD oo ayadu soo qabanqaabisay Munasabadaan.
Waxaa kaloo munaasabada qayb ka ahaa shirkadda wadaniga ah ee SAHAL GAS COM oo soo bandhigtay adeega ay kaga qaybqaadanayso ilaalinta deegaanka oo ay dalka keentay Sida gaaska lagu karsado cuntaga waa horumar soo kordhay waxayna qayb wayn ka qaadan ilaalin deegaanka .
Maamulka Shirkada Sahal iyo kan gobolka Mudug ayaa waxay fariin u direen ganacsatada gobolka ee africaa maalka badan galiyay ayaga oo yiri " u soo noqda oo dalkiina maal gashada dhul shisheeye dheef ma leh habeen dhixitin mooyee"
DAAWO SAWIRO

Leave a comment