Muqdisho
Shirka Golaha wadatashiga Qaranka ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Muqdisho Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul gobaleedyada ayaa intooda badan ku sugan Caasimada Muqdisho.
Shirka ayaa waxaa diirada lagu saarayaa arrimaha doorashooyinka, si gaara doorashada Golaha Shacabka oo dhawaan lasoo saaray habraacyadiisa.
Dhinaca Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaana la filayaa inuu goor dhaw gaaro Muqdisho. si uu uga Qayb-galo shirkaasi.
Waxii ka soo kordha kala soco Meeraysane.com
Nasteh barre
Leave a comment