GALKACYO
Wafdi Uu
Hogaaminaayo Kusimaha Madaxweynaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa safar
ku soo gaaray Gaalkacyo.
Iyadoona siweyn
ay u soo dhaweeyeen Maamulka degmada Gaalkayo ee Puntland, Saraakiisha
Ciidamada iyo Bulshada ku dhaqan galkacyo.
Safarka
madaxweyne kuxigeenka ku weheliya Guddiga uu dhawaan u Magacaabay baaritaanka
weerarka lagu qaaday Guriga Nabadoon yasiin C/samad.
Arintaan ayaa ku
soo Aadaysa xili shalay Madaxweyne deni ka hor yimid Xil lawareegida Axmed
Karaash iyo magacaabista uu sameeyay, isagoona ku tilmaamay mid Aan wafaqsanayn
dastuurka puntland.
Meeraysane.com
Leave a comment