Gacnefale
Bulshada beeralayda ah ee deegaanka Gacnafale ee gobolka Mudug ayaa ku guulaystay kor uqaadida wax soo saarkooda dhinaca beeraha.
Deegaankan oo ay beero waaweyn ka hirgeliyeen qaar kamid ah dadka ku nool ayaa mudo kooban ku dadaalay kor uqaadida wax soosaarkooda dhinaca qudaarta cagaaran.
Qudaarta ka soo go'da beeraha ayaa dabooshay baahida bulshada Gacnafale, inta dheeraadka ah waxaa loo iibgeeyaa Magaaladda magaalooyinka kale,
Leave a comment