BOSAASO
Wafdi uu hogaaminaayo siyaasi siidow ayaa maanta waxaa lagu soo dhaeyay magaalada Bosaaso.
Qaybaha kala duwan ee bulshada reer koonfur galbeed iyo jareerwyne ayaa ku soo dhaweeysay magaalada bosaaso.
Siyaasi Siidow '' Madaxweyne Deni waxaan leeyahay sida Ilhaan Cumar xilka uga hayso Mareykanka adiguna xilal uga sii Puntland Jareerta iyo Raxan-weynta ''
Siyaasi siidoow ayaa mudooyinkii danbe ku sugnaa magaalada garoowe ee caasimada puntland.
Meeraysane.com
Leave a comment