Sidee ayey Dadku uga faa'iideystaan Baraha Bulshada?

Baraha bulshada waxay ka mid yihiin adeegyada dhinaca teknolojiyada ee dhowaan ku soo biiray caalamka ,kuwaas oo yeeshay saameynta ugu bdan.

Talyaaniga oo ku guuleystey koobka Qaramada Yurub

Dalka Talyaaniga ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Yurub markii ugu horeysay tan iyo sanadkii 1968 iyadoo goolhaye Gianluigi Donnarumma uu badbaadiyey labo rigoore oo England

Murashax xildhimaan Yurub Abshir oo qado sharaf samaysay

Murashax xildhimaan dowlada faderalka Somalia Yurub Abshir Ali Weyrah Ayaan maanta Qado sharaf usameeysay dhalinyarada beesha yuusuf daarood, Awrtaple ee gobolka Mudug.