Burtinle: Dagmada Burtinle oo laga hirgaliyey Adeeg Cusub

Saturday November 27, 2010 - 19:37:19
0 Comments
1186
Super Admin
Dagmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa laga hirgaliyey Adeeg muhiim ah oo cusub kaas oo aysan awal lahay
Waxaa mudooyinkii la soo dhaafay laga dareemeyey dagmada Burtinle Hormar is daba joog ah kaas oo laga soo bilaabo tan iyo sanadii hore ee la soo dhaafay ay mgaalada ku soo siyaadayeen wax un hor mar ah oo dadku ku riyaaqaan ayaa waxaa ugu dambayntii dagmada laga hirgaliyey adeeg cusub

Adeegaan cusub oo ah istimaalka Gaadiidka dadwaynaha ee somalidu u taqaan BL-ka ayaa laga hirgalieyey dagmada burtinle ka dib markii ay Magaaladu kala dheeraatay ayna noqotay mid kala fog.

Adeegaan oo ay dadku u wada riyaaqeen ayaa ah mid cusub kuna cusub dadka reer burtinle ayaga oo meeshii ay ka kaxaysan lahaayeen gaari ingeer ah ama baryi lahaayee hada si toos ah wadad dheer laga hir galiyey gaariyasha Pl-ka oo si joogta ah uga shaqeeya asaga oo gaargaas uu ka soo qaado wadad dheer

Gaariyasha PL aya waxa ay u sahleen dad waynahay arimo badan ayaga oo dadka u riyaaqay ay ka mid yihiin Ardayda Schoolad ee aan awoodin Gariyasha kale kuwaas oo aad looga dareemayo farxado adeegaan waxaa kale oo ay adeegaan saameyey dadka shaqada u soo kacaya oo ay ku qaadato in mudo yar uu ku gaaro asaga oo taygu u saxan yahay shaqadiisa

Kala soco burtinle times wararka Burtinle iyo nawaxigeda
MCG-Burtinle

Related Items


Leave a comment