Burtinle: Sarkaal ka tirsan maamulka Puntland oo lagu dilay Dagmada Burtinle

Thursday December 02, 2010 - 18:35:01
0 Comments
1206
Super Admin
Sarkaal ka tirsan puntland ayaan maanta abaare salaadii duhur nin dhalin yara ah ku toogtay Dagmada Burtinle
Xassan Rajay oo ahaa Sarkaal ka tirsan Maamulka Puntland ayaa maanta nin dhalin yaraa ku toogtay Dagmada Burtinle oo ka tirsan Gobolka Nugaal isla waqtigiina Fakaday ninkii dhalin yarada ahaa

Sarkaalkaas dagmada Safar ku soo gaaray ayaa waxaa loo xaqiijiyey Burtinle times in uu dagmada u daganaa Xaas kaas oo uu soo gaaray

Gacan ku dhiiglaha ayaa fakada isla waqtigii ayada oo ay meesha dilku ka dhacay ay soo gaareen Ciidamada Policeka dagmada Burtinle ayna ka qaadeen Maydii ilaa iyo hada lama aasin Sarkaalkaas oo waxaa lagu hayaa Saldhiga Boliska Burtinle wase la filayaa in Maalinta Barito ah la aaso

C-A-A-Burtinle

Related Items


Leave a comment