Burtinletimes: Fadlan Arigtadaada ka dhiibo Commentiga adigoo ka jawabaya su'aalahan

Sunday December 05, 2010 - 17:07:07
4 Comments
1074
Super Admin
Burtinletimes: Fadlan Arigtadaada ka dhiibo Commentiga adiga oo isticmalay goobaha loogu tala galay Commentiga ka dibna gali Xarfaha Koban ee lagu hubinayo isticmalkaga
Qormo Su'aalka Isbuucan waa Saddex su'aalood
Fikirkagu waa Muhiim Mudane iyo Warwo
Fadlan ku dir warbixinta Facebook adiga oo adeegsanyan meesha ay ku taal facebook adiga oo adeegsanaya si saaxiibkaag asna u arko ugana dhiibto Fikirkiisa


fadlan nagala soo xiriir: yesbos@live.co.uk

1- Xal intee leg ayey keeni kartaa Xukumada Cusub ee Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo?
2- Ma laga yaaba hadii waqtigu u dhamaado xukumadu in ay dib u soo noqoto Hadii ay iftin bixiso ku adan siyasada ay lee dahay ee nabadayta iy xal u helida Dalka ?
3- Xalka ay keeni karto Xukumada cusub ma lagu dareemi karaa Mudada yar ee aan ka badnayn 7 bilood?

Fadlan dhiibo Argtidada adiga ooo adeegsanaya Commentiga Ama Boxka warka ka hooseeya
*******Hoos Fiir warka ka dib*************

Comments


Leave a comment