Garawe: Ciyaaraha Kubada Cagta Somaliyeed oo Maanta ka Furmaya Garoonka Mire Awaare e Caasumada puntland

Wednesday December 15, 2010 - 11:34:45
0 Comments
1708
Super Admin
Waxaan manta oo ah 15-Dec-2010 lagu wadaa in ay furmaan Ciyaaraha Kubada Cagta Somaliyeed oo Maanta ka Furmaya Garoonka Mire Awaare e Caasumada puntland ayada oo lagu wado in ay ka qayb galaan Madax sar sare o ka kala socota Dowlada Somalia Maamulka Puntland iyo Uruurka Xiriirka Caalamiga ee Kubada

Wararka ayaa sheegaya in ay Magaala Madaxda Puntland ee Garawe ay soo buux dhaafiyeen Dadka oo aan u danaynaya ka qayb galka Daawashada Ciyaarah Kubada Cagta ee Somali .

Waxaa ka qayb galaya furitaanka Maanta Madax Sarsare oo ka kala socta Dowlada Federal ah ee Somalia Maamulka Puntland iyo Ururka Xiririka Caalamiga ah ee Kubada .

Sidoo kale waxaa ka qayb galaya Warbaahinta noocyadeeda kala duwan sida Idaacada Localka iyo Televesion Wakalada Wararka waxaan aad iyo aad magaalada u soo buux dhaafiyey Bulshada doonaysa Daawasha Ciyaaraha oo ka kala yimi Daafaha Caalamka sida USA ,Europe Aisa iyo Africa oo dhamaan somalia

Gobolada ka qayb galaya cayaaraha ayaa mid walba waxay la hamiga ku qaaday qorshaha hanashada Koobka Kubada Cagta ee somaliyed ee maanta ka furmaya Magalada Garawe

Related Items


Leave a comment